MO Farah Oo Ku Guulaystay Bilada Dahabiga Ah Ee Oradka 5000m

 

China(SLpost)-Oradyahanka dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland se u orda dalka Ingiriiska Mo Farah ayaa ku guulaystay bilada dahabiga ah ee oradka 5000m caasimada dalka China ee Beijing.

chine 150823113913_mo_farah_640x360__nocredit
todobaadkii hore ayay ahayd markii uu ku cuulaystay bila dahabi caalami ah ee oradka 10,000m kaas oo ka ku qabsoomay isla magaaladda Beijing, Mo Farah ayaa dalka Ingiriiska hore ugu qaaday bilado badan waxaanu wakhtigan u muuqdaa inuu horumar balaadhan ka gaadhay ciyaaraha fudud.