MEHER WACAN: Xasan Xuseen Cabdilaahi (Keef-Keef) iyo Nimco Cali Yuusuf

Dhammaan Qoyska reer Xuseen Cabdillaahi [Keefkeef], Aabo Xuseen Cabdillaahi, Hooyo Cudbi Ismaaciil Cilmi, Axmed Xuseen Cabdillaahi Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Maxamed Xuseen Cabdillaahi Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Saddaam Xuseen Cabdillaahi, Seynab Xuseen Cabdillaahi iyo Odaygeeda iyo Caruurteeda, Najax Xuseen Cabdillaahi Odaygeeda iyo Carruurteeda, Aamina Xuseen Cabdillaahi odaygeeda iyo carruurteeda, Adeer Mowliid Cabdillaahi, Adeer Cawil Cabdillaahi, Adeer Mahdi Cabdillaahi iyo dhammaan qoyska reer Keefkeef waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan:

Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef)

Iyo Marwo Nimco Xaaji Cali Yuusuf

Oo 31.03.2014 Meherkoodu Hargeysa ka qabsoomay waxaanay leeyihiin Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax, Baarakallaahu laka wa baaraka calayka wa jamaca baynakumaa fil khayr.

 ww

Maareeyaha Guud ee HUBAAL Media Netowrk Maxamed Axmed Jaamac, Cabdirisaaq Xuseen Xaashi, Maxamuud Saalax Ducaale, Mustafe Maxamed Cabdillaahi, Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Cabdillaahi, Cabdirisaaq Xuseen Jaamac, Chief /Caaqil Maxamed Xaaji Cabdi Nuur, Feysal Cumar Madar, Cabdiraxmaan Beddel Cumar, Muuse Yuusuf Maxamed, Rooble Ibraahim Axmed, Cabdifataax Dheeg  Axmed, Mustafe Sh. Cumar Geeddi, Naasir Cabdi Ibraahim, Cabdirisaaq Soodaani, Cismaan Axmed Cismaan, Nagiib Muuse Axmed, Cabdifataax Maxamuud Caydiid, Caydaruus Sh. Cumar Geeddi, Cabdiraxmaan Saleebaan Caynaan, MAxamed Axmed Geelle, Cabdirisaaq Maxamuud Caalin, Xamse Cabdiraxmaan Kheyre.

Dhammaan Asxaabtaasi WAxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan:

Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef)

Iyo Marwo Nimco Xaaji Cali Yuusuf

Oo 31.03.2014 Meherkoodu Hargeysa ka qabsoomay waxaanay leeyihiin Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax, Baarakallaahu laka wa baaraka calayka wa jamaca baynakumaa fil khayr.