MEHER WACAN: Maxamed Xasan Maxamed (Balweye) iyo Muna Maxamed Timir

Hooyo Amina Roble, rashiid Ahmed Roble, Iid Xasan Maxamed, Siyad Xasan Maxamed, Amal Xasan Maxamed, Abdirisaq Xasan Maxamed, Mustafe Xasan Maxamed, Abdinasir Macalin Caydiid, Khaalid Indho, Mukhtaar Cabdi Nuux, Siciid Caabi Cismaan, Xaaji Liban Axmed Abdillahi, Xuseen Cisman Jamac ( Khuburo). Ali ‘Iid Axmed Jamac, Axmed Cali Boon, Abdirisaq Ismacil Cilmi, Iyo Dhaman Reer Balweye Waxay hambalyo u dirayaan Meherka

Maxamed Xasan Maxamed (Balweye)

Iyo Muna Maxamed Timir

oo 10,06,2013 meherkoodu ka dhacay Hudheelka Cigaal ee Magaalada Burco. Waxaanay leeyihiin noqda kuwii aqal-galkooda ku gaadha bash-bash, barawaaqo, nabad, farxad iyo rayn-rayn, kuwii isku raaga ee Ubad khayr qabana kala hela. Aammiin…..Aammiin….Aammiin.

meher