MEHER WACAN: Cabdirisaaq Cayngal Cali iyo Nimco Cali Caamir

Hambalyo-meherCali-Daahir Axmed Qooblow iyo caruurtiisa, Cabdiraxmaan Khadra Axmed Qooblow iyo caruurteeda, xaaskiisa iyo caruurtiisa, Kinsi Axmed Qooblow iyo caruurteeda, Khadra Axmed Qooblow iyo caruurteeda, Maryan Axmed Qooblow iyo caruurteeda, Faadumo Axmed Qooblow iyo caruurteeda, Foosiya Axmed Qooblow iyo caruurteeda, Canab Axmed Qooblow, odaygeeda iyo caruurteeda, Kawsar Axmed Qooblow, odaygeeda iyo caruurteeda, Ridwaan Axmed Qooblow, odaygeeda iyo caruurteeda.

Dhammaan ilma Maxamuud Kaariye, Ilma Garow Cali, Ilma Cali Tuyuub, Ilma Cayngal Cali Wayrax, Ilma Keyse Faarax, waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka ee;

Cabdirisaaq Cayngal Cali

iyo

Nimco Cali Caamir

Oo 24-kii July 2014, meherradoodu ka kala qabsoomeen Hargeysa. Waxaanay Leeyihiin Eebbe Ha idinka Dhigo qoyskii ku noolaada nolol badhaadhe leh, Ubad Kheyr qaba oo dalkooda, dadkooda iyo Diintooda Afnacana Eebbe kala Siiyo. Aamiiin………..Aamiin……..Aamiin

———————————————————————-

Hooyo Khadra Axmed Qooblow, Sharma’arke Maxamed Muuse, Naasir Maxamuud Kaariye iyo xaaskiisa, Cabdiwahaab Maxamuud Kaariye, Qaasim Maxamuud Kaariye iyo Xaaskiisa, Barkhad Maxamuud Kaariye iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa, Beddel Maxamuud Kaariye, Nimco Maxamuud Kaariye, odaygeeda iyo carruurtooda, Ridwaan Maxamuud Kaariye iyo odaygeeda, Ilma Cabdicasiis Maxamuud Kaariye.

Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka:

Cabdirisaaq Cayngal Cali

iyo

Nimco Cali Caamir

Oo 24-kii July 2014, meherradoodu ka kala qabsoomeen Hargeysa. Waxaanay Leeyihiin Eebbe Ha idinka Dhigo qoyskii ku noolaada nolol badhaadhe leh, Ubad Kheyr qaba oo dalkooda, dadkooda iyo Diintooda Afnacana Eebbe kala Siiyo. Aamiiin………..Aamiin……..Aamiin