“Meelkasta oo aanu tagno waxaan ku soo aragnay in shacabigu ay isbadal doonayeen, waxay ila tahay cida la badalayaa waa Kulmiye,cida waxbadalaysaana…” Cirro Oo Boorama Ku Hadlay

Boorama(Slpost)-Gudoomiye Cirro ayaa daboolka ka qaaday in shacbiga uu soo maray ee Awdal ay u ooman yihiin isbadal, isla markaasna ay diyaar u yihiin inay isbadalkaas keeneen, waxaanu sacabiga ka codsaday inay isdiiwaangaliyaan oo kadibna ay Waddani u codeeyaan