Maxkamadda Sare Oo Go’aan Ka Gaadhay Dacwadii Xisbiga UCID

Hargeysa  (SL.Post) Maxkamadda sare ee Somaliland, ayaa goor dhaweyd go’aan ka soo saartay dacwadii u dhaxaysay labada garab ee xisbiga UCID ee ay kala hoggaaminayeen Jamaal Cali Xuseen iyo Faysal Cali Waraabe, waxaanay Maxkamadu ay go,aamisay in xisbigu mudoo  60 cisho gudaheed ah oo maanta ka bilaabmata uu ku qabsado shir weyne aan caadi aheyn , isla markaana ergada shir weynaha loo raaci doono xeerka xisbiga .

aadan

Guddoomiyaha Maxkamada sare Aadan X. Cali Axmed ayaa ku dhawaaqay go’aan ka gaadhisda dacwadan.

 

 

Halkan hoose ka daawo.

Somalilandpost.net