Maxkamadda Degmada Hargeysa Oo Ka Warbixisay Dacwado Ay Go’aan Ka Gaadhay Iyo Kuwo Ay Gacanta Ku Hayaan

 (SL.Post) Guddoomiyaha Maxkamadda degmada Hargeysa Cabdirashiid Maxamed Xirsi (Beergeel), ayaa faah-faahin ka bixiyay dacwdo ay Maxkamadd ahaan go’aan ka gaadheen iyo kuwo ay gacanta ku hayaan.

BEERGEEL

 

 

 

 

Guddomiyaha Maxkamadda Degmada Hargeysa oo waraysi siiyay Telefishanka RTN waxa kale oo uu sheegay in goobaha dadka lagu dabiibo ee loo yaqaano Cilaajyada ay soo xidhaan Qof aan la hubsan cafimaadkiisa Maskaxeed tallaabo sharci ah laga qaadi-doono.

Halkan ka daawo faah-faahinta warkan.

Somalilandpost.net