Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Xukun Ku Riday Markhaati Beenaalayaal

Hargeysa, ( SLpost)-Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa Maanta xukun ku riday eedeysanayaal lagu eedeyay Makhraati Beenaale, Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa Md Axmed Dalmar Ismaaciil iyo Garsoore Khaalid Cabdi Shiil ayaa saxaafada u soo bandhigay.labada Makhraati Beenaale iyo Xukunka lagu riday.

 

https://youtu.be/HVIG0oAY9hI