Maxkamad Ku Taala Magaalada Qaahira Oo Xukun Cusub Ku Riday Madaxweynihi Hore ee Dalka Masar Xusni Mubaarik + [Muuqaal]

Qaahira (SLpost):- Madaxweynihii hore ee dalka Masar Xusni Mubaarik oo xabsi ku jira ayaa waxaa

xukun cusub ku riday maxkamad ku taala magaalada Qaahira ee dalka Masar

 

Maxkamada ayaa waxaa ay maalintii Khamiistii ku dhawaaqdey in madaxweyne Xusni Mubaarik wax danbi ah aanu laheyn isla markaana uu tagi karo meel kasta oo caalamka ka mid ah

Madaxweyne Xusni Mubaarik aya awaxaa la xidhay sanadkii 2011
https://www.youtube.com/watch?v=pHAAo6i9piI