Maxay Siilaanyo iyo Muuse Biixi ka yidhaahdeen Go’aanka Ergada Guurtidu ku Dhex-dhexaadisay Khilaafka xisbiga Kulmiye?

Hargeysa (SLpost)- Ergada Guurtida ee isu-xilqaantay Deminta kilaafka Xisbiga Kulmiye, ayaa maanta go’aamo lagu xalinayo is-maandhaafka Xisbiga ka hor-akhriyey madaxweyne Siilaanyo iyo Guddoomiyaha xisbiga talada haya Muuse Biixi oo kala hoggaaminayey labada garab ee Xisbul-xaakimku u kala jabay.

DSC_0144Madaxweyne Siilaanyo iyo Muuse Biixi Cabdi, ayaa go’aamadaas ka dib, warbaahintu wax ka weydiisay sida ay u arkaan go’aamadaas.

 

DHEGAYSO

SOMALILANDPOST.NET