Maxay Dunida ganacsiga iyo Soomaalidu ba ka baran karaan Dahabshiil?! – W/Q: Cabdicasiis Ansari

CABDI-CASIISWaynagii maqaaladii hore ku soo sheegnay in dood laga qabtay Arrinta Dahabshiil. Oo laga soo qaybgaliyey nin qoraa ah; oo qoray buuga la yidhaahdo:(What can the US learn from China).maanta inaguna waxay kaga hadleynaa maqaalkeenan,waxa ay Soomaalida iyo dunida ganacsigu ka baran karto Dahabshiil….oo waxaynu isweydiineysaa su’aasha ah;(What can the World of business and Somalis learn from Dahabshiil??!)!!!!!!!!!

Dundia ganacsigu hal shay ama hal qodob oo muhiim ayey ka baran kartaa..!!!!!!!

Soomaaliduna waxay ka baran karaan qodobo ama Casharo faro badan oo aynaan maqaalkeenan ku soo wada koobi kareyn.laakiin bal aan eegno qodoba iyo Casharada ay Soomaalidu ka baran karaan Shirkadda Dahabshiil:

  • Sida loo daryeelo shaqaalahaaga( How to care your staff).
  • Sida saxda ah ee loo isticmaalo loogana  faaiideysto Khayraadka Bini’aadamka(How to use and benefit from the Human Resources rightly).
  • Sida kor loogu qaado mooralka iyo mushaharka Shaqaalahaaga(How to promote the moral and the Salary of your labour).
  • Sida loo qadariyo ee loo xishmeeyo Shaqaalahaaga( How to respect and pay tribute to your labour).
  • Sida loo abuuro deegaan iyo jawi ganacsi oo nadiif ah( How to create a clean business environment and  atmosphere).
  • Sida loo dhiso aaminaada macmiishaada(How to build the trust of your customers)
  • Sida loo ilaaliyo lacagta dadweynuhu kuu dhiibo( How to keep the money which the public hand in you).
  • Sida loo hubiyo cida aad lacagta u dhiibeyso( How  to check the person,which you are handing the money in).
  • Sida la iskaga ilaaliyo dulsaarka( How to prevent from the interest).
  • Sida loo sii horomariyo ganacsigaaga(How to improve your business).
  • Sida loo ilaaliyo wakhtiga           (How to keep the time).
  • Sida loo caawiyo dadka baahan ee abaaraha iyo cunta yaraantu hayso. (How to help the poor people who are in drought and famine).
  • Sida looga qaybqaato arrimaha bulshada( How to contribute the social affairs).
  • Sida la iskugu xidho xafiisyadada gudaha iyo dibadda(How to connect your local and overseas offices).
  • Sida loogu dhago dadka khabiiryahannada cilmiga computerka(How to catch the IT experts).
  • Sida loo hubiyo waraaqo-qoraaleedyada(How to check the document).
  • Sida looga qaybgalo shirarka caalamiga ah;(How to attend in the global conferences)!!!

Intaas waxaynu ku soo kobeynaa waxa ay Soomaalidu ka ka baran karaan Dahabshiil.

Haddii aan ka hadalno;waxa ay dunidu ka baran karto dahabshiil waxa weeyi:(Sida ganacsi looga abuuri karo ee looga sii wadi karo, wadan ay dagaal iyo dawlad la’aan intiisa badan ka jirto).(How to create a business and keep it going in a country without a government and  a war is going on, in many of its parts).

Qore: C/casiis Maxamed Yoonis(ansaari).

Macalin dhiga luuqadda ingiriisiga/Aqoonyahan School.

Email: ansaari25@hotmail.com/Tel:00 252 4175733.

Hargeysa,Somaliland.