Maxaad ka taqaan weriyayaashii Soomaalida ugu firfircoonaa BBC-da? (Daawo+akhriso barnaamijyadii 1973-kii ka bixi jiray idaacadda

Taariikhdu waa ma guurto, waa shey aan duugoobin, ee bal fiiri weriyayaashii ugu firfircoonaa Laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, xilligaas oo waliba aanay horumarsaneyn Teknolojiyada maanta adduunku marayo, taasi oo kuu muujineysa warqadda hoose oo BBC-da ay ku cudurdaareyso inaanu hagaagsaneyn maqalka mowjadaheeda.

Haddaba akhristow sawirradan weriyayaasha Soomaalida ee sannaddadii todobaatameeyadii ka howlgelayay idaacadda BBC-da ee iyagu ahaa weriyayaasha ugu fircoon xilligaas, isku day inaad ka garato midkood ama laba ka tirsan Idaacadda BBC oo iyagu ilaa iyo xilligaan si toos ah u shaqeeya.