Masuuliyiin Xukuumadda Ka Tirsan Iyo Khubaro Ka Socota Imaaraadka Carabta Oo Gaadhay Deegaanka Adhi-caddeeye

Laascaanood, (SLpost)- Wefti balaadhan oo Isugu Jira Xukuumada Somaliland iyo Dawlada Imaaraadka Carabta ayaa shalay gaadhay Tuulada Adhicadeeye ee Duleedka Magaalada Laascaanood.

Weftigan ayaa qiimayn ku samaynaya una kuur galaya sidii biyo looga soo saari lahaa deegaannadaas.

HALKAN KAGA BOGO:-