Marwo Samsam Cabdi Aadan oo muddo Sannado ah kaddib Warbaahinta la hadashay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ee xukuumaddii madaxweyne Axmed-Siilaanyo, Marwo Zamzam Cabdi Aadan oo muddo sannado ah ka maqneyd saaxadda siyaasadda iyo fagaareyaasha warbaahinta, ayaa maanta ka hadashay aragtideeda ku wejahan socdaalka madaxweyne Muuse Biixi ku tagay dalka Guinea iyo Falcelinta ka dhalatay.

 

Muuqaalkan Hoose Kaga bogo xog-waraysi telefishanka HCTV la yeeshay Marwo Samsam Cabdi Aadan