“Marka ay Gaboobaan, debedda ayaa loo saaraa magaalada si Waraabuhu u cuno” – Daawo Warbixin Cajiib ah

Hargeysa (SLpost)- Weriye Saddiiq M Burmad oo ka tirsan Laanta Afka Soomaaliga Idaacadda BBC, gaar ahaan qaybta Telefishanka, ayaa warbixin ka diyaariyey tacaddiyada loo geysto xayawaan Dameerka oo dadku u manafacaadsadaan inay u rartaan xamuulka alaabaha.

Xayawaankan oo ah ay dadka ku manafacaadsadaan Miyiga iyo magaaladaba, ayaa lagu kala tacaddiyo aan loo aabbo yeelin inta la manafaaacdsanayo, iyada oo marka dambe ee uu itaal-gabo aan la daryeelin dhuuni iyo caafimaad ahaanba. 

HOOS KA DAAWO WARBIXINTAN.