“Malleeshaadka Boqor Buur-madow ayaa lahaa, Puntland-na way u goosteen” – Badhasaabka SANAAG

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin (Tiim-baro), ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladda ammaan ee xilligan gobolku ku sugan yahay, waxa kale oo uu ka hadlay Ciidamo ka tirsan Qaranka oo dhawaan u goostay maamul-goboleedka Puntland.

 

Badhasaabka Sanaag oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Hargeysa, ayaa mar uu maanta u warramayey Telefishanka Eryal ee magaalada Hargeysa, waxa kale oo uu ka hadlay Arrimo kale oo kala duwan.

 

Muuqaalkan Hoose ka Daawo Xog-warranka oo dhammeystiran