Magacyada golihii wasiirada ee ugu horeeyey ee Somaliland 1991 iyo kuwii 1993 – W/Q: Cali Coomay

Cali Coomay
Cali Coomay
Cali Coomay

Xukumadii 1991 ilaa 1992

Magaca                                                                                       xilka

= C/rahmaan Axmed cali  (Tuur)……………………. m/weynaha somaliland

= Xasan Ciise Jaamac……………………………………. m/ku-xigeeka somaliland

=Saleebaan maxamuud adan …………………………. wasiirka arrimaha gudaha

= Sh. Yuusuf Sh. Cali Sh.madar………………………… wasiirka arrimaha dibada

= Ismaciil Hurre Buubaa………………………………… wasiirka maaliyada

= max’ed kaahin axmed………………………………….. wasiirka gaashaandhiga

= C/rahmaan Aw cali faarax……………………………… wasiirka waxbarashada

= Axmed ismaaciil duqsi……………………………………. wasiirka cadaalada

= Cumar ciise cawaale………………………………………… wasiirka Badda iyo Gadiidka

= Cismaan adan dool………………………………………….. wasiirka warfaafinta

= Abiib diiriye  nuur (timacad)…………………………….. wasiirka caafimaadka

= Siciid max’ed nuur (ilkamale)……………………………… wasiirka beeraha

=Maxamuud cabi cali (Bayr)…………………………………. wasiirka kalluumaysiga

= Max’ed cali caateeye………………………………………….. wasiirka macdant iyo biyaha

= Jaamac rabiile good……………………………………………. wasiirka qorshaynta

= Daahir max’ed yuusuf………………………………………….. wasiirka ganacsiga iyo warshadaha

= Mahdi cabdi dhegoyare……………………………………….. wasiirka hawlaha guud

= Yuusuf max’ed cali……………………………………………… wasiirka madaxtooyada

= Yaasiin max’ed…………………………………………………… wasiirka xanaanada xoolah

= Xasan aadan wadaadid…………………………………………. .wasiika dib-u-deginta

Wasiirk ku-xigeenada

= Axmed jaambir suldaan………………………………………… ku-xigeenka arrimaha gudaha

= Aadan saxar…………………………………………………………. ku-xigeenka maaliyada

= Aadan ruush………………………………………………………..  ku-xigeenka ganacsiga

= Daahir sheekh……………………………………………………… ku-xigeenka gaashandhiga

Xukumaddii 1993 ilaa 1997

Magaca                                                                                                                xilka

= Max’ed ibraahin cigaal…………………………………………  m/weynaha somaliland

= C/rahmaan aw cali faarax…………………………………….. m/ku-xigeenka somaliland

= Deeqa col-u-joog…………………………………………………. wasiirka madaxtooyda

= Muuse biixi cabdi………………………………………………… wasiirka arrimaha gudaha

= Max’ed ismaaciil bulaale………………………………………. wasiirka gaashandhiga

= C/laahi max’ed ducaale………………………………………… wasiirka maaliyada

= Cismaan c/laahi jaamac………………………………………… wasiirka qorshaynta

= Saleebaan maxamuud adan…………………………………… wasiirka waxbarshad iyo ciyaaraha

= Axmed aw aadan………………………………………………… wasiiru-dawlaha arrimaha dibada

= C/laahi giire rooble…………………………………………….. wasiirka cadaaladda iyo dastuurka

= Yaasiin Xaaji max’ed……………………………………………. wasiirka caafimaadka

= Max’ed cali caateeye……………………………………………. wasiirka macdanta iyo biyaha

= Sh. a/rahmaan daahir……………………………………………… wasiirka aw-qaafta iyo arrimaha diinta

= Yuusuf sh. Ibraahin………………………………………………………………… wasiirka warfaafinta

= Max’ed ibraahin dayid…………………………………………………………… wasiirka ganacsiga iyo warshadaha

= Cismaan aadan dool……………………………………………………………… wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta

= Haybe cumar magan………………………………………………………….. wasiirka beeraha iyo xoolaha

= Cabdi max’ed gaagaale………………………………………………………. wasiirka hawlaha guud iyo gaadiidka

= Yuusuf jaamac buraale……………………………………………………….. wasiirka dib-u-dejinta

Wasiir ku-xigeenada

= C/kariim xaashi cilmi………………………………………………………… ku-xigeenka dib-u-dejinta

= Daahir max’ed cismaan…………………………………………………….. ku xigeenka hawlaha guud iyo gaadiidka

= Cawil xaaji cumar…………………………………………………………….. ku-xigeenka beeraha iyo xoolaha

= Max’ed cismaan hadi………………………………………………………. ku-xigeenka waxbarashada iyo ciyaaraha

= Max’ed cali cumar………………………………………………………….. ku-xigeenka ganacsiga iyo warshadaha

= Max’ed cumar aw-nuur ………………………………………………….. ku-xigeenka macdanta iyo biyaha

= Max’ed ibraahin axmed……………………………………………………ku-xigeenka maaliyada

= C/laahi cige muuse………………………………………………………….. ku-xigeenka arrimaha gudaha

= Xasan guure jaamac………………………………………………………… ku-xigeenka gaashaandhiga

= Axmed xuseen oomane……………………………………………………. ku-xigeenka kalluumaysiga

Cali cabdi coomay

Suxufi, qoraa ah.

B.A in journalism

Haragaysa, Somaliland

calicoomay@hotmail.com

xigasho:

Cibaarooyinka qarniga iyo cidaad jeceshahay inaad ku dayatid: Cali Qoryoolay