Magaalada Burco oo markii u horeysay yeelanaysa Xarun lagu baadhayo Caafimaadka Xoolaha

Burco (SLpost)- Wasiirka Xannaanadaha Xoolaha, Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda ee Somaliland Md Xasan Gaafaadhi, ayaa maanta dhagax-dhigay Xarun lagu baadhayo Xannaanada Xoolaha taas oo laga hirgelinayo magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.

Muuqaalkan Hoose ka Daawo muuqaalkan