“Madaxweyne, waxaad u baahan tahay Wasiirro wax kuu sheegi kara…” – Sheekh Aadam-Siira

 

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadam Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadam-Siira), ayaa madaxweynaha Somaliland ayaa dhaliilay dhismaha xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi iyo Masuuliyiinta uu xilalka u dhiibtay oo ku tilmaamay inay yihiin fadhiid aan tayo hoggaamineed lahayn.

Waxa uu Sheekhu ku dooday in rejadii shacabka iyo dhismaha dowladnimo ee Somaliland wax weyn iska beddeleen muddadii uu talada dalka hayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Sheekh Aadam-Siira oo maanta warbaahinta qaarkeed u warramay waxa uu ka hadlay xaaladda dalka ee xilligan iyo gal-daloolooyin la taaban karo oo adeegyada bulshada ah ee xukuumadda looga baahan yahay inay wax ka qabato.

Hadalka Sheekh Aadam-Siira, kaga Bogo Muuqaalka Hoose

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net