Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka Hargeysa la oogey Salaadda Roob-doonta oo uu hore u iclaamiyey (SAWIRRO+COD)

????????????????????????????????????

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shacabka magaalada Hargeysa la oogey Salaadda Roob-doonta oo Saaka Dalka oo dhan laga tukaday, taas oo madaxweynuhu hore u iclaamiyey in dalka laga oogo maanta oo Axad ah.

Madaxweynuhu waxa uu Shacabka Caasimada Hargeysa kula tukaday Salaadda Roob-doonta Markiska Tabliiqiinta oo ku yaalla duleedka Bari ee magaalada Hargeysa, halkaasi oo Madaxweynuhu shacbiga u dareeray salaada Roobdoonta uu alle uga baryey inuu ka aqbalo una shubo raxmad khayrqabta oo ay ku doogsadaan dad iyo xoolaba.

????????????????????????????????????
Madaxweynaha iyo Salaadda Roob-doonta

Sidoo kale waxa isna halkaasi khudbad dheer ka jeediyey wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland oo salaada tujinaayey Madaxweynaha iyo shacbiga ku sugnaa masjidka.

HALKAN KA DHEGAYSO

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Madaxw