Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Ku Tagey Berbera Iyo Dadweynaha Reer Saaxil Oo Si Balaadhan U Soo Dhaweeyay

Berbera, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamuud Maxamed (Siilaanyo) ayaa galabta booqasho ku ku tagey xarunta gobolka Saaxil ee Berbera, halkaasoo si balaadhan loogu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha ayaa la filayaa muddada uu joogo magaalo xeebeedda Berbera inuu xadhiga ka jaro mashaariic ay hirgeliyeen maamulka degmada Berbera iyo dekeduba.

HALKAN KA DAAWO SI LOOGU SOO DHAWEEYAY MADAXWEYNAHA BERBERA:-