Madaxweyne Siilaanyo oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda UNFPA iyo nuxurka waxyaabaha ay ka wada-hadleen

Hargeysa (SLpost)- Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiskiisa ku qabilay wakiilka haya’dda Qaramada Midoobay u qaabilsan Horumarinta iyo Ilaalinta Xuquuqda Bulshooyinka ee UNFPA Xafiiskooda Somaliland iyo Somalia, kaas oo dhawaan la wareegay Xafiiska la wareegay fadhigiisuna yahay magaalada Nayroobi.

HALKAN HOOSE KA DAAWO