Madaxweyne Obama oo AQALKA CAD Munaasibad AFUR ah ugu sameeyey Muslimiinta Xilalka ka haya Dawladda iyo Siyaasiyiin Caan ah

JJWashington (SLpost)- Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama, ayaa Aqalka Cad ee looga arrimo dalkaas munaasibad Aftir ah ugu sameeyey Xubno ka tirsan Muslimiinta Maraykanka ee xilalka ka haysa Laamaha kala geddisan ee dawladda iyo siyaasiyiin kale oo caan ah.

Waa markii Lixaad ee madaxweyne Obama munaasibad Aftir ah u sameeyo Muslimiinta dalkaas tan iyo markii uu qabtay xilka madaxweynaha dalkaas sannadkii 2008-kii.

HALKAN KA DAAWO.