Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Adag Uga Hadlay Shirkii Soomaaliya loogu qabtay Brussels iyo Kulankii Farmaajo & Faysal

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horeysay ka hadlay Shir magaalada Brussels ee dalka Belgium loogu qabtay Arrimaha Soomaaliya iyo taageerada Beesha Caalamka.

Sidoo kale waxa uu madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka hadlay kulan la sheegay inuu dalka Belgium ku dhexmaray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Md Faysal Cali Waraabe.

Faahfaahinta Warkan oo dhammeystiran, ka daawo Muuqaalkan Hoose