Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo lagu eedeeyey inuu Dib u Hurinayo Xasarad ka soo cusboonaata Deegaamada Woqooyiga Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa lagu eedeeyey inuu ku lug-leeyahay Deegaamayn uu ka wado Deegaamada Woqooyiga ee gobolka Maroodijeex.

Odayaal iyo Wax-garad manta la hadlay saxaafadda, ayaa sheegay inuu madaxweyne ku-xigeenka Somaliland hormuud ka yahay deegaamayn laga wado Deegaamada muranku ka taagan yahay ee Woqooyiga Caasimadda Hargeysa, halkaas oo horeba looga joojiyey in la geeyo sanaadiiqda Codbixinta xilliyada Doorashooyinka.

MUUQAALKAN HOOSE KAGA BOGO FAAHFAAHINTA WARKAN