Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Ka Hadlay Gabogabadii Tartanka Qur’aanka Iyo Abaal-marinta Ardaydii Guuleystay

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qaybgalay Munaasibad loo sameeyay dhamaadka Tartanka Qur’aanka Kariimka ah iyo Axaadiista Nebigeenii Suubanaa ee Muxamed NNKH oo lagu qabtay Huteel Ambassador ee Magaalada Hargaysa.

Waxaana halkaasi lagu gudoonsiiyay ardaydii ku guulaystay tartankaas Lacag iyo soo Gudashada Xajka oo laga bixinayo.

HALKAN KA DAAWO:-