Madaxweyne Biixi oo Kulan Dareen Bulsho abuuray la yeeshay Wasiirro Somaliya ah

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Golihiisa Xukuumadda, ayaa Kulan tuhunno siyaasaseed iyo Dareen Bulsho abuuray la yeeshay Wasiirro ka tirsan dowladda Somaliya oo ay ku wada sugan yihiin dalka Sucuudiga oo ay dhammaantood u tageen gudashada Waajibaadka Xajka.

 

Muuqaalka Hoose kaga bogo warbixin laga diyaariyey.