Madaxweyne Biixi oo dalka dib ugu soo laabtay iyo Faahfaahinta Safar uu Laba Maalmood ugu Maqnaa Dalka Ethiopia

 

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo labadii maalmood ee u dambeeyey safar shaqo ugu maqnaa dalka Ethiopia, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Madaxweynaha iyo weftigiisa oo ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa gelinkii dambe ee maanta, waxa ujeeddada socdaalka faahfaahin ka bixiyey Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon).

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaallada Hoose