Madaxweynaha Somaliland oo safar shakhsi ah ugu baxay dalka Turkiga

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay wehelinayaan Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali, ayaa galabta u dhoofay Dalka Turkiga halkaas oo Madaxweynuhu u tegay Dano Shaqsi ah, lana filayo inuu safarkaasi qaato muddo Todobaad ah.

madax

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKAN