Madaxwaynaha JSL Oo Qaabiley Wefti Ka Socda K/Afrika Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Faahfaahiyey Socdaalkoodda +Halkan Ka Dhageyso

Hargeysa (SLPOST) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socday dalka  koonfur Africa kuwaas oo Somaliland kala shaqayn doona hawlaha ictiraaf  raadinta Jamhuuriyada Somaliland

Konfur-Afrika

Halkan Ka Dhageyso