Madaarka Cigaal Ee Hargeysa Oo Macdano Kala Duwan Oo uu Qabtay Ku Wareejiyay Wasaarada Macdanta

Hargeysa(SLpost)-Masuuliyiinta madaarka Hargeysa ee Cigaal ayaa wasaarada macdanta ku wareejiyay macdano kala duwan oo madaarka lagu qabtay kuwaas oo la sheegay in laga reebay dad tiro badan oo aan u haysan wax sharci ah oo ay ku qaataan macdanahaas.