Maayarka Hargeysa oo kulan ballaadhan la qaatay Dhalinyarada Caasimadda iyo Arrimaha laga Wada-hadlay

Hargeysa (SLpost)- Maayarka Caasimadda Hargeysa oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda Hoose, ayaa maanta kulan qaar ka mid dhalinyarada magaalada Hargeysa oo isugu jira Gabdho iyo wiilal.

 

Kulanka dhexmaray dhalinyarada iyo madaxda Dowladda Hoose oo qayb ka ah Qorshaha Horumarinta iyo Hiigsiga Caasimadda, ayaa ahaa mid Xog-isweysaarsi iyo la-tashiyo lagula yeelanayo dhalinyarada, waxaana munaasibadda kulanka hadallo ka jeediyey Maayarka caasimadda Cabdiraxmaan Maxamuud Caydid iyo masuuliyiinta dowladda Hoose.

 

WARKAN oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose