Maayarka Hargeysa oo Hadhimo-sharafeed ku maamuusay Madax-dhaqameedka Sanaag-Bari

Hargeysa (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysan, ahna Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ee Caasimadda, ayaa maanta hadhimo-sharafeed u sameeyey madax-dhaqameed iyo wax-garad ka soo jeeda gobollada Sanaag iyo Badhan oo muddooyinkii u dambeeyey socdaal ku joogay magaalada Hargeysa.

Faahfaahinta Warkan iyo Jewigii madasha ay ku qabsoontay munaasibadda hadhimo-sharafeedka ah ee Maayarka Caasimaddu ku maamusay Wax-garadka Sanaag, kaga bogo muuqaalkan Hoose.