Maayarka Hargeysa iyo Masuuliyiinta Waxbarashada oo Kormeeray Dugsiyada Dowladda

 

Hargeysa (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysa oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Saynis ee Somaliland, ayaa maanta kormeer ku maray Dugsiyada Dowliga ah ee ku yaalla magaalada Hargeysa.

Muuqaalka Hoose ka Daawo Warkan oo Dhammeystiran