“Maayaradda Dalka dhammaantood waa la xisaabinayaa oo wax-qabad ayaa lagu xisaabinayaa” – Saylici

 

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shaaca ka qaaday in wax-qabadkooda lagu xisaabin doono dhammaan Maayarrada magaalooyinka waaweyn ee dalka.

Cabdiraxmaan Saylici oo maalmihii u dambeeyey ku gudo-jiray qiimeynta iyo kormeer uu ku samaynayo mashruuca lagu taageero dowladaha hoose ee JPLG oo midowga Yurub maalgeliyo, waxa uu sheegay in lala xisaabtami doono maayarrada bilowga sannadka soo socda.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose