Maareeyihii hore ee Wakaaladda Waddooyinka oo ka hadlay Xil-ka-qaadistiisa iyo Arrimo kale

RRRHargeysa (SLpost)- Maareeyihii hore ee Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka Somaliland Md Xasan Cali Cismaan oo madaxweyne Siilaanyo shalay shaqada ka fadhiisiyey, ayaa ka hadlay xil-ka-qaadistiisa iyo sida uu arko.

Xasan Cali Cismaan oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, waxa uu si faahfaahsan uga hadlay arrimo dhowr ah oo la xidhiidha hay’adda uu madaxda ka ahaa iyo sababaha xil-ka-qaadistiisa ee xilligan, isagoo masuulkani u hadlay si ka duwan hab-dhaqanka siyaasiyiinta xilalka laga qaado.

HOOS KA DAAWO WARKAN OO DHAMMAYSTIRAN