Maamulka Iyo Shaqaalaha Shirkadda DAHABSHIIL oo Dhammaan Qaranka Somaliland Ka Tacsiyadeeyay Marxuum Suxufi Cawke

 

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi

Raajicuun

Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil Group (Maxamed Siciid Ducaale), Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group (Cabdirashid Maxamed Siciid), Dhammaan Maamulka Xarunta Shirkadda Dahabshiil, Dhammaan Shaqaalaha Shirkadda Dahabshiil iyo Dhamman Wakiilladda Shirkadda Dahabshiil  waxa ay Tacsi u dirayaan Ehelkii, Qaraabadii , iyo Shacabkaba. Geerida ku Timid, Marxuum Axmed Xasan Cawke oo Xalay (16 November, 2015) ku geeryooday Magaaladda Jigjiga, DDSI, waxaanay ilaahay uga baryayaan marxuumkaasi in uu naxariistii janno ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodeyna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

 

AAMIIN …………… AAMIIN …………………. AAMIIN.