Liiska Tirada iska diiwaangalisay gudaha burco 14 cisho ee ay diiwaangalintu ka socotay

Burco(SLpost)-Halkan ka akhri tirda dadka reer Burco ee is diiwaangaliyay mudadii 14-ka maalmood ahayd ee ay diiwaangalintu ka socotay magaaladas, waxaana haatan wali ka sii socota diiwaangalinta, iyada oo aan wali la helin tirada degmooyinka gobalka Togdheer, waxaana liiskana helay xubno ku dhaw dbaw komishanka doorashooyinka.
T/X Magaca Xaafadda Burco Tiradda Diwaagelinta
1 Xaafadda Cali Xuseen 1.042 Xubnood
2 Xaafadda Koosaar 1.251 “
3 Xaafadda Sheekh Yuusuf 3.019 “
4 Xarunta Sooyaal 3.510 “
5 Guriga Cuqaasha 3.094 “
6 Khayriyadda 3.719 “
7 Guriga Dumarka(Womons Club) 4.026 “
8 Xaafadda Tuurta 2.930 “
9 Xaafadda Maxamed Cali 2,640 “
10 Xaafadda Salebaan Kulul 1.801 “
11 Dugsiga H/Dhexe Togdheer 2.993 “
12 Geershka Ina Aw Xersi 3.824 “
13 Dugsiga H/Dhexe Qasabka 3.224 “
14 Dugsiga 15 May 3.272 “
15 Xaafadda Xiro-dhiig 4.534 “
16 Xanaadda Dhexe 2.985 “
17 Xaafadda Gabooyaha 3,345 “
18 Garoonka Kubadda Cagta 3.434 “
19 Xaafadda Enjiyadda 3.393 “
20 Xaafadda Abu Dabeey 3.485 “
21 Xaafadda Faarax Oomaar 4.013 “
22 Xaafadda qulumbe 3.146 “
23 Xaafadda Aadan salebaan 1.193 “
24 Xaafadda Plasa 3.388 “
25 Xaafadda Ladan 3.617
Total 76.778 Xubnood

NB Tiradani waa 14 cisho ee diwaangalintu socotay waxa diwaanglalintu Burco ka sii socondoontaa 5 goobood kuwaas oo iyana tiro ku kordhinaaya tirada gudaha magalaada Burco iska diwaangalisay hada waxa hadhay oo xogtooda la ururinayaa oo isku geyntodu socoto Degmada odweyne iyo Tuulooyinka magalada Burco waxa muuqata in ay reer Burco iyo guud ahaananba Togdheer si fiican isku diwaangalliyeen

Prepared By Cabdisalan ilkacase
Burco somaliland
ilkacase1@hotmail.com