Liiska Magacyada 100-ka Qof ee Loo Xushay Haldoorka Somaliland ee 20-kii Sanno ee Tagay

Hargeysa (SLpost)- Munaasibad lagu soo gunaanaday Barnaamij loogu magac-daray ‘Qiime Qofkaaga’ oo shahaado sharafyo lagu guddoonsiiyey 100 qof oo ka tirsan Qaybaha Bulshada ee dalka, ayaa shalay lagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa.
Munaasibaddan oo uu ka soo qayb-galay madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamed (Siilaanyo) iyo Xubno ka mid ah Golihiisa Wasiirrada, madax-dhaqameed, abwaano, siyaasiyiin, shakhsiyaad ka hawl-gala adeegyada horumarinta bulshada, Ganacsato, Suxufiyiin oo dhammaantood ka mid ah boqolka Qof ee loo xushay mudantida dalka ee 20kii sanno ee tagay waxtarkoodu ka dhex-muuqday bulshada, ayaa lagu guddoonsiiyey abaalmarinno lagu muujiyey doorkooda wax-qabad.

Qiimee QofkaagaLiiska magacyada Shakhsiyaadka loo xushay Haldoorka Jamhuuriyadda

Magacyada Qaybta
Sh Muxamed Sh Cumar Dirir Faafinta Diinta Islaamka
Sh Mustafe X. Ismaciil Haaruun Faafinta Diinta Islaamka
Sh Cabdillahi Sh Cali Jawhar Faafinta Diinta Islaamka
Sh Maxamed Aden Muxumed Faafinta Diinta Islaamka
 
Maxamed Xaashi Cilmi Horumarinta Dhaqaalaha
Cabdiraxman Ducaale Daamir Horumarinta Dhaqaalaha
 
Sh Aden Maxamuud Xiiray (Sh Aden Siiro) Samafalka
Faadumo Alin Nour Samafalka
Faadumo Siciid Ibraahim Samafalka
Axmed Daahir Cumar (Baxsane) Samafalka
Siciid Awcabdi Axmed Samafalka
 
Adna Aden Ismaciil Caafimaadka
Maxamed Cabdi Gaboose Caafimaadka
Dr Axmed Aden Buuxane Caafimaadka
Amina Xasan Kurtin Caafimaadka
 
Xasan yoonis Habane Dhismaha Ciidanka
Maxamed Saqadhi Dubad Dhismaha Ciidanka
Nuux Ismaaciil Taani Dhismaha Ciidanka
 
Cabdiraxman Maxamed Cabdilahi Cirro Maamul Wanaaga
Dr.Sacad Cali Shire Maamul Wanaaga
 
Axmed Yuusuf Dirir Horumarinta Kaabayaash Dhaqaalaha
Eng. Cali Maxamed Xoor xoor Horumarinta Kaabayaash Dhaqaalaha
 
Shugri Xaaji Ismaciil Baandare Illaalinta iyo horumarinta Deegaanka
Ismaciil Jaamac Jibriil Illaalinta iyo horumarinta Deegaanka
Maxamed Cige Killeh Illaalinta iyo horumarinta Deegaanka
 
Luul Xasan Mataan Daryeelka Carruurta
Hibo Aden Diiriye (Samawada) Daryeelka Carruurta
 
Salebaan Ismaciil Bulaale (Salebaan Xuquuq) Xuquuqul Insaanka
Raaqiya Cabilahi Omaar Xuquuqul Insaanka
 
Axmed Cisman Geelle Maalgashiga Dalka
Maxamed Awsiciid Geedi Maalgashiga Dalka
Cumar Caydiid Axmed Maalgashiga Dalka
 
Maxamuud Cabdi Shide (Tuur) Horumarinta Saxaafada
Faysal Maxamed Cabdi (Faysal fadhfadhle) Horumarinta Saxaafada
Faysal Cali Sh Maxamed Horumarinta Saxaafada
Xasan Siciid Yuusuf Horumarinta Saxaafada
Farxaan Xaaji Cali Axmed Horumarinta Saxaafada
 
Cabdilahi Muuse Qaalib Kor uqaadida Waxbarashada
Pro.Saleban Axmed Guuleed Kor uqaadida Waxbarashada
Mahad Ibrahim Maxamed Kor uqaadida Waxbarashada
Samsam Cabdi Aden Kor uqaadida Waxbarashada
 
Sh Ibraahim Sh Yuusuf Sh Madar Nabadaynta Dalka
Cabdiraxman Faarax Awcali Nabadaynta Dalka
Cabdilahi Ibraahim Habane Nabadaynta Dalka
Sh Muuse Jaamac Goodaad Nabadaynta Dalka
Garaad Cabdiqani Garaad Jamaac Nabadaynta Dalka
Cisman Cali Bille Nabadaynta Dalka
Nuur Sugaal Geelle Nabadaynta Dalka
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir Nabadaynta Dalka
Suldaan Saxardiid Suldan Diiriye Nabadaynta Dalka
Suldaan Cabdiraxman Jaamac (Dhawal) Nabadaynta Dalka
Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Nabadaynta Dalka
Suldaan Xasan Khaliif Cashuur (Daakir) Nabadaynta Dalka
Xaaji Cabdi Waraabe Nabadaynta Dalka
Jamaal Cali Xuseen Naftiisa Horumariyay
Barkhad Jaamac Xirsi Naftiisa Horumariyay
 
Xasan Maxamed Cabdilahi  (Xasan Waraabe Cadde) Horumarinta Ciyaaraha
Siciid Mire Sh Yoonis Horumarinta Ciyaaraha
 
Cali Maxamed Warancadde Horumarinta Bulshada
Maxamuud Xaashi Cabdi Horumarinta Bulshada
 
Ibrahim Cabdi Kaahin (Ibrahim Dheere) Horumarinta Ganacsiga
Maxamed Siciid Ducaale (Dahabshiil) Horumarinta Ganacsiga
Cabdi Cawad Cali (Indho-deero) Horumarinta Ganacsiga
 
Abwaan. Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) Kor uqaadista Suugaanta
Abwaan. Maxmed Ibraahim Warsame (Hadraawi) Kor uqaadista Suugaanta
Cabdi Aden Xaad (Cabdiqays) Kor uqaadista Suugaanta
 
Cawl Cilmi Cabdalle Bilicda Magaalooyinka
Cabdalle Maxamed Cali(Cabdalle Sandheere) Bilicda Magaalooyinka
Ismaciil Xaaji Nuur Bilicda Magaalooyinka
Cabdiraxman Shide Bille Bilicda Magaalooyinka
 
Pro.Xasan Cali Cismaan  (Asarda) Dhismaha Wadooyinka
Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir Dhismaha Wadooyinka
Khadra Xaaji Ismaciil (Xaaji Gaydh) Dhismaha Wadooyinka
Maxamuud Axmed Xasan   (Dhagalaab) Dhismaha Wadooyinka
Xildhibaan Maxamed Diiriye Nacnac Dhismaha Wadooyinka
 
Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Dhismaha Qaranimada Somaliland
 
Daahir Rayaale Kaahin Hirgalinta Nidaamka Xisbiyada badan
 
Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Siyaasad Wanaaga
Cabdiraxman Axmed Cali (Cabdiraman Tuur) Siyaasad Wanaaga
Xasan Ciise Jaamac Siyaasad Wanaaga
Maxamuud Saalax  Nuur (Fagadhe) Siyaasad Wanaaga
 
Muuse Biixi Cabdi Hawl Karnimo
Fuad Aden Cadde Hawl Karnimo
Xirsi Cali Xaaji Xasan Hawl Karnimo
Xildhibaan Baar  Siciid Faarax Hawl Karnimo
Ugaaso Xasan Axmed Hawl Karnimo
 
Faysal Cali Waraabe Wadaniyada
Cabdirashid Cisman Jamac (Wadani) Wadaniyada
 
Axmed Xaaji Cali Cadami Doorashooyinka Dalka
 
Boobe yuusuf Ducaale Horumarinta Qoraalka
Jaamac Muuse Jaamac Horumarinta Qoraalka
 
Kamaal Daahir Cashuur Xuquuqda Dadka Lahayb sooco
 
Cabdikariim Maxamed Iid Isgaadhsiinta
Maxamed Xasan Xawaadle Isgaadhsiinta
 
Cabdilahi Ismaciil Cali (Cabdilahi Cirro) Amniga
Xuseen Xasan Guuleed (Xuseen Kenyati) Amniga
Cabdiraxman Maxamed Nuur Naftiisa Dhisay
Maxamed Xasan Nuur (shaqadoon) Shaqo Abuurka
Eng:Axmed Abokor   Maxamed   (SYG) Shaqo Abuurka
 
Khadar Mooge Mursal Isdhexgalka Bulshada
Maxamed Ibraahim Yaasiin Horumarinta Bulshada

SOMALILANDPOST.NET