Laba Cabdiraxmaan Iyo Axmed Siilaanyo

Tarikhdu Wa Ma Guurtaan Waa Muraayad Laga Dhex Arko Masuul Kasto Mansab Qaran Lagu Aamino Ama Milgeheeda Ha  Mariyo Ama Mus Ha La Jiidhee. Somaliland Taarikhdedu Wakhti Dheer Iyo Wacyi Kala Gadisan Ayay So Martaytarikhdu Wa Ma Guurtaan Waa Muraayad Laga Dhex Arko Masuul Kasto Mansab Qaran Lagu Aamino Ama Milgeheeda Ha  Mariyo Ama Mus Ha La Jiidhee  Meertada Iyo Marxalada Maanta Tarikhdu Waxay Maraysa 2015 Waxa Laga Joogaa Gooni Isu Taaga Somaliland 24 Sano Dhamystiran Somaliland Waxa So Maray Afar Madaxwayne Mid Waliba Tiir Ayu Ku So Kordhiyey Qaranimada Iyo Dhisamaha Dawladnimo

In Yar Waxan Raba In Maqalkan Ciwankisu Yahay Laba Cabdiraxmaan Iyo Axmed Silaanyo An

Is Bar Bar Dhig Ku Sameyo Axmed Siilanyo    iyo cabdiraxman axmed cali tuur iyo cabdiraxmaan maxamed cabdi lahi cirro  o ah laba siyaasi o midba marxald siyasaded ay silanyo isku waajeheen o kala wakhti iyo waayo ah

maraxalada hore wa wakhtigi axmed siilanyo aha gudomiyihi jabhadi xaq u diririka somaliland e snm silanyo wuxu ahaa gudomiyihi ugu mudada dheera 1984 ilaa 1990 ayu aha gudomiyaha sns  wuxu snm galiyey xalad adag o lakala shakiyey ay daaleen mujahidinti masxkax ahaan iyo  muruq ahaanba wana tarikh cad o leh markhaati xalada iyado SNM  ku jirta aya cabdiraxmaan axmed cali  loogu doortay gudomiyaha SNM  shirki balli gubadle wuxuna dhisay istaratijiyad [srategy] ku wajahan sidi SNM  ugu gulaysan lahyd gacan ku qabashada dhaman goboldi la isku odhan jiray gobolada waqooyi wuxuna ku guulystay inu isago ka ah somaliland  o ciidanki siyad barre laga sifeyay o xor ah kaga dhawaqo goni isu taaga jamhuriyad ka madax banan somliya inteeda o kale o ah jamhuriyada somlailand

marxalda labad aya ah gudomiyaha golaha wakilada ahna gudomiayah xisbiga mmucaridka ah e WADDANI  wa diblumasi siyasaded o yaqinsan habka shurucda diblumasiyada iyo isku cidhanka cilaqadka wadamda iyo sida lo heli karo aqoonsi buuxa o somalilnd ka hesho bulashada caalmka inteda kale waa nin tix galiya sharciga in badana ku dooda in somalilnd u bahnatay inay ku dhaqanto sharciga musuq masua iyo eexdana ;laga baxo si lo helo qaran buuxa o la aamini karo mal gashina lagu samyn karo waxan aminsanhy hadi bulshada somalilnd u codayso doroshoda so socta cabdiraxmaan CIRRO  inu yahay siyasiga ku gulysan kara inu somalild ictirafka ay ku taamysay mudada 24 sanadod ah mid keni kara dalkana ka dhigi kara waddan ku so biira wadamada laga aqonsanyahy caalamka bulshada somaliland waxay ku naalon donta aqoonsi buuxa iyo ictiraaf taam

DR BOQORE FAARAX

mukhtar abdi farax :mukhtaar.7007@gmail.com