LAASCAANOOD: Marxuum Garaad Cali Buraale oo Aas Qaran loogu sameeyey iyo Weedhaha Masuuliyiin ka Qayb-gashay

Laascaanood (SLpost)- Allah ha u naxariistee waxa maanta magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool Aas Qaran loogu sameeyey Marxuum Garaad Cali Buraale Xasan oo Sabtidii ku geeriyooday magaaladaas, waxaana aaska Garaadka ka qayb-galay Masuuliyiin dowladda ka tirsan, madax-dhaqameed, Culimo-awdiin iyo dadweyne tiro badan.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKAN WARKAN

https://www.youtube.com/watch?v=wF-Rehw0rgQ