La-taliyaha Madaxweynaha ee Gobollada Bari oo Siyaasiyiinta Gobollada Bari ugu baaqay inay taageeraan Geeddi-socodka wada-hadallada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo

Hargeysa (SLpost)- Lataliyaha Madaxwaynaha Somaliland Ee Gobolada Bariga Abdinasir Garaad Abshir ayaa Ugu Baaqay Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolada Bari, gaar ahaan Sool iyo Buuhoodle Inay Taageeraan Geeddi-socodka Wada-halada Iyo Nabadaynta U Socda Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo ee uu hoggaamiyo Prof Cali Khaliif Galeydh.

La-taliye Cabdinaasir Garaad Abshir ayaa arrintan iyo Arrimo kale kaga hadlay xog-warran uu siiyey Telefishanka madax-bannaan ee SOMALI CHANNEL.

Hoos ka daawo HADALKA LA-TALIYAHA