La-Taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha Oo Dadka Abaaruhu Sameeyeen Ugu Deeqay Musharkiisa Baaq Qiiro Lehna u Diray Shacabka

Uk(SLpost)-La taliyaha madaxweynaha ee arimaha dhaqaalaha Mustashahar Axmed Carwo ayaa ku baaqay waktigan in loo baahan yahay in wax la taro dadkeena abaaruhu ay ku dhufteen, waxaanu ku deeqay bil mushaharkeed, isaga oo sida oo kalena xoogijayay in alle bariga la badiyo.