Khasaaraha Dab maanta ka Kacay Kaalin Shidaal oo ku taala magaalada Laascaanood (DAAWO)

Laascaanood (SLpost)- Dab khasaare badan ka dhashay, ayaa maanta ka kacay mid ka mid ah Kaalmaha Shidaalka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Dabkan oo ka mid ah Foosto Shidaal oo dab-qasaday, ayaa dhaawacyo kala duwan ka soo gaadheen dhowr qof oo shacab, kuwaas oo saddex ka mid ah xaaladdooda caafimaad culustahay, waxaana ku shufbeelay dhammaan hantidii taalay Kaalintaas iyo dhismeyaal ka ag-dhowaaa.

SOMALILANDPOST.NET