Khaladaadka Ku Jira Sawirka Khariirada Adduunka

(SL.Post) Barnaamijkeena Xogta Dahsoon waxaynu ku daahqaadaynaa khaladaadka ku jira map-ka adduunka oo ah khaladaad u badan  xajmiga wadamada qaarkood la siiyey iyadoo koonkeenuna yahay qaabka dhululubada oo kale ayna adag tahay in si fidsan muuqaalkiisa loo soo wada bandhigo.

world-map

Halkana ka daawo.

Somalilandpost.net