Jabuuti Oo Somaliland Ka Taageertay Abaaraha Ku Dhutay Deegaano Ka Mid Ah

Lawyacado(SLpost)-Gaadiid Badan oo sida raashin loogu talo galay dadka abaaruhu ay saameeyeen ee Selel iyo Awdal ayaa ay dawlada jabuuti ka soo talaabisay xadka Lawyacade ee Somaliland, waxaana halkaas kula wareegay masuuliyiin gudida abaaraha Somaliland ay u igmatay.
https://youtu.be/h2edotJpeZ8