Jaalliyada Somaliland ee Germany oo Hambalyo u diraya Meherka Mustafe future iyo Xaaskiisa

Guddoomiyaha Jaalliyada Somaliland ee Waddanka Germany Maxamed Xuseen Dhacsi iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Xidhiidhiyaha Jaaliyada Bushaaro Jaamac Saalax, Guddoomiyaha Kulmiye ee Dhalinyarada Germany C/risaaq Axmed C/laahi (C/risaaq Jeex), Aadan Cabdi Aadan Riyaad Maxamed Yuusuf iyo Xaaskiisa Xamse Aadan Yaasiin iyo Xaaskiisa, Axmed Yasiin Mawliid Rooble Cabdi Muus Iyo Xaaskiisa, Raxma Cabdi Aw Xirsi Jimcaale, Muxumed Faarax iyo Xaaskiisa, Mustafe Maxamuud Cabdi iyo Xaaskiisa, Ayaan Maxamed Dalmar, Cismaan Xamdaan iyo Xaaskiisa Aamin, C/laahi iyo Wiilkeeda Caasha Xaashi, Bacaddo Milgo Cilmi Ducaale iyo Odaygeeda Mustafe C/raxmaan Cali Mukhtaar Siciid Cartan iyo Xaaskiisa Nasradiin Maxamed Cismaan Maxamed Axmed Jaamac (Garaad) Faarax C/raxmaan Yuusuf Khadra Maxamuud Samatar C/qaadir Maxamuud Samatar Rudwaan Cabdi Xasan iyo Xaaskiisa Ismaaciil Cabdi Goohe iyo Qoyskiisa Caasha Shabeel Khaalid Cabdi Yuusuf (Miino) Axmed Aw Jaamac iyo Xaaskiisa Hodan C/raxmaan Cali Aloore (Neero) Samiira Maxamed Jaamac Iyo Dhamaan Dhalinyarada Jaalliyada Somaliland ee Wadanka Germany waxay Hambalyo kal iyo Laab ah udirayaan Meherka:

Mustafe C/kariin Cali (Future)

iyo Xaaskiisa Marwo Nasra C/samad Sheekh Muxumed

oo Meherkoodu ka Dhacay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeisa. Waxaanay leeyihiin Aqal galkiina ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo, Wiil iyo caano Gabadh iyo caano.AAMIIN………..AAMIIN………..AAMIIN..