“Iyada oo Silicii iyo Darxumadii weli qoyan yihiin oo Dadku Sallixii la soo barkaday iyo siigadii la soo huwaday dareensan yihiin, ayuu doonayaa inaynu Noqono Dameero aan Waxba kala Garanayn” – Boobe Yuusuf (Dhegayso)

Boobe Yuusuf Ducaale
Boobe Yuusuf Ducaale
Boobe Yuusuf Ducaale

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Boobe Yuusuf Ducaal, Ayaa nasiib-darro ku tilmaamay inay Xukuumadda Kulmiye horseed ka noqoto tacadiyaddii iyo ku-tumashada Xoriyatul-Qawlka Shacabka Somaliland ay halganka dheer ka dhiidhiyeen.

DHEGAYSO

SOMALILANDPOST.NET

contact@somalilandpost.net