Isticmaalka Lacagta Dalka Oo Madaxweynaha iyo Masuulyiinta Dalku Ay Amar Ku Bixiyeen

Hargeysa(SLPost)-Madaxweyne Siilaanyo iyo guud ahaan masuuliyiiinta xilka uu u igmaday oo ay ku jiraan taliyayaasha ciidamada oo ka shiray sidii lacagt dalka loo isticmaali lahaa, isla markaasna meesha looga saari lahaa lacagta doolar ah in dalka toos loogu isticmaalo.

https://youtu.be/V-uRI_MHjCQ