Isreebreebka musharixiinta Maraykanka

Shan gobol oo Maraynkan ku yaala waxaa xalay ka dhacay isreebreebka doorashooyinka Maraykanka

Waxaa tartamaya musharaxiinta xisbiga Jamhuuriga iyo Dimoqraadiga,Waxaa guul weyn gaaray Ted Cruz iyo Donal Trump oo codad badan helay,Sidoo kale Hilar Clinton ayaa iyadana hal gobol ku guulaysatay codadkii la dhiibtay

Isreebreebka wareegan waxa uu ku egtahay 15-ka bishan Maarso.

Waxaana la doonayaa in labada xisbi ee Maraykanka waa Jamhuuriga iyo dimowraadiga ay ka soo baxaan laba musharax,Doorashada maraykanka waxay dhacaysaa Bisha November ee sanadkan 2016-ka,Tartanka isreebreebka ayaa si weyn uga kulul tartamadii hore u dhici jiray